Home Wararka Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Dhaliilo Usoo Jeediyay Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha...

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Dhaliilo Usoo Jeediyay Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha JSL.

16
0

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Dhaliilo Usoo Jeediyay Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha JSL.

Hargeysa (Ucid-media group) Xogayaha Dhalin Yarada Iyo Ciyaaraha Ee Xisbiga Ucid Mudane Faarah Ahmed Yusuf Oo Dhaliilay Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Sheegayna In Gebi Ahaanba Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhalinyaradu Ku Fashilantay Isla Markaana Ay Gabtay Doorkeedii……

Waxaa uu xoghayuhu ka hadlay oo uu is dul taagay xidhiidhka kubada cagta iyo xeer hoosaadka ay ku shaqeeyaan, wasaarada ciyaaraha tamar yaraanteeda iyo xaalada dhaliyarada somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here