Xisbi Ahaan Anagu Waxaanu Ka Aaminsanahay Dalka Jabuuti In Ay Tahay Cadowga Somaliland” Xoghayaha Arimaha Guddaha Xisbiga UCID Mudane Ramaax

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Mucaaridka AhEe Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax
“Waanu Ka Xunahay In Wakiilka Dalka Jabuuti Uu U Jawaabo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee
Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen
Xisbi Ahaan Anagu Waxaanu Ka Aaminsanahay Dalka Jabuuti In Ay Tahay Cadowga Kowaad Ee Somaliland”
Xukuumada Somaliland Waxaanu Ugu Baaqaynaa In Mudo 48Saacadood Gudohood Ah Lagaga Saaro Dalka,

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *