Home Wararka Halkan Ka Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag...

Halkan Ka Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag U Dhaliilay Kalitaliyaha Jabuuti Iyo Farmaajaha Xamar Shisheeyahu Ku Waardiyeeyo..

22
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Halkan Ka Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag U Dhaliilay Kalitaliyaha Jabuuti Iyo Farmaajaha Xamar Shisheeyahu Ku Waardiyeeyo..

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu intaas oo File oo danbi ah ka hayo madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Danbiyadaas ayuu sheegay in uu ka galay Geelle Somaliland.

Sidoo kale, waxaa uu intaasi ku daray guddoomiye Faysal Cali Waraabe isagoo u warramaayay HCTV, in aaney ku qabsanayn Jabbuuti wadahallada ka dhaxeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

Guddoomiyuhu wuxuu arrinkaas ku sababeeyay inaanu dhex ka ahayn Ismaaciil Cumar Geelle, arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland. Isagoo xusay in aanu madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ka xishoon Somaliland se iyagu ka xishoodaan inta badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here