Home Wararka Weftigii Uu Hogaaminayey Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Garnaqsi Adag Kala...

Weftigii Uu Hogaaminayey Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Garnaqsi Adag Kala Kulmay Degamada Xuddun, Ka Hor Intii Aanay Soo Gaadhin Ceerigaabo + Muuqaal.

25
0

Weftigii Uu Hogaaminayey Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Garnaqsi Adag Kala Kulmay Degamada Xuddun, Ka Hor Intii Aanay Soo Gaadhin Ceerigaabo + Muuqaal.
IMG_5623
Ceerigaabo(UCID-Media Group):- Weftigii uu hogaaminayey guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo kadib socdaal dhulka ah oo kusii mareen degmooyinka ay ka midka yihiin Xuddun iyo Awr-boogays.

Guddoomiye Faysal oo ah masuulkii ugu horeeyey ee ka socda axsaabta Somaliland ee u hoyda magaaladda Laascaanood, ayaa dadweynaha degan degaamadda Xuddun iyo Awr-boogays kala kulmay garnaqsi adag. Duqayda iyo waxgaradka degaanka ayaa wefiga si adag ugala hadlay tabashooyin cul-culus oo ay u tirsanayaan xukuumadda Somaliland, iyaga oo aan si gabasho lahayn weftiga ugala hadlay dayaca ka muuqda degaamadooda.

Warka socdaalka weftiga oo tafaftiran waa kan daawasho haboon:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here