Home Wararka Warsaxaafadeed:- Cambaareyn.Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka Ucid wuxuu cambaaraynayaa dhaqamo cusub iyo falal...

Warsaxaafadeed:- Cambaareyn.Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka Ucid wuxuu cambaaraynayaa dhaqamo cusub iyo falal gurracan oo baal marsan sharciga, oo warbaahinta qaranku, ku dhaqmaysay caaddada ka dhigatay aflagasdaynta, iyo wax ka sheegidda hogaanka xisbiyada mucaaradka ah iyo guddmiyaha golaha wakiilada……………….

17
0

Hargeysa (UCID-Media Group)Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka Ucid wuxuu cambaaraynayaa dhaqamo cusub iyo falal gurracan oo baal marsan sharciga, oo warbaahinta qaranku, ku dhaqmaysay caaddada ka dhigatay aflagasdaynta, iyo wax ka sheegidda hogaanka xisbiyada mucaaradka ah iyo guddmiyaha golaha wakiilada……………….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here