Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Oo Khudbad ka jeediyay Xaflad...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Oo Khudbad ka jeediyay Xaflad lagu Taageerayay Xoghayaha guud ee Xisbiga UCID Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen, ee lagu Doortay shirwaynihii 4aad Ee Xisbiga UCID.

15
0

Khudbad Dhamaystiran

Hargeysa (UCID-Media Group)”Shantii Musharax Ee Muuse Biixi Iga Xidhay wakhtigii Doorashada, Sheekh Ibraahin uunba igu soo noqday, intii kale waxay raaceen Muuse Biixigii Xaq-darrada ku xidhay oo ay waliba immikana xaqdarro kula socdaaan”

“Madaxweynuhuu wuxuu faro-galiyay Saldanadii Subeer Awal, Maxaa kusoo Celiyay Deegaankiisa Waaba Madaxweyne Qarane”

“Afartii Sanno ee Uu Madaxweynuhuu Xilka hayay waxaynu ku jirnay Muran, Ma Muran uunbaynu ku jirnaa, Hadday Doorashadu wakhtigeedii ku dhici-waydo Muuse Biixi Madaxweyne Ahaan-maayo”

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Oo Khudbad ka jeediyay Xaflad lagu Taageerayay Xoghayaha guud ee Xisbiga UCID Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen, ee lagu Doortay shirwaynihii 4aad Ee Xisbiga UCID.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here