Wareysi Gudoomiye Kuxigeenka 3aad Ee Xusbiga UCID Siyaasi Siciid Omer oo Kawaramey Xaalada Guud ee geedi socdka Xusbi Qarameedka UCID iyo Xaalada guud Ee Somaliland.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

London (UCID-Media Group) Daawo: Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Gudoomiye Kuxigeenka 3aad Ee Xusbi qarameedka UCID Siyaasi Sicid Omer Oo Kawarmey qabanqaabada shirweynha Xusbiga Ucid Ee Dhawaan kadhacaya Magaalada Burco sidoo kale waxaa uu Sicid Omer Ka hadley Xaalada guud ee Dalka Somaliland isagoo ugu baaqey Dadka Reer Somaliland iney si wada Jira u ilaashadam qaranimadooda.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *