Home Wararka DAAWO: Xisbiga UCID Oo Soo Qaban-Qaabiyay Kulan Ay Aqoon-Yahanka, Siyaasiyiinta Iyo...

DAAWO: Xisbiga UCID Oo Soo Qaban-Qaabiyay Kulan Ay Aqoon-Yahanka, Siyaasiyiinta Iyo Wax-Garad-Ka Somaliland Raali-Galin Kaga Bixinayeen Hadalkii Taliye Taani + Bayaan Ay Soo Saareen.

11
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga UCID Oo Soo Qaban-Qaabiyay Kulan Ay Aqoon-Yahanka, Siyaasiyiinta Iyo Wax-Garad-Ka Somaliland Raali-Galin Kaga Bixinayeen Hadalkii Taliye Taani + Bayaan Ay Soo Saareen.

Qado-sharaftan ayaa dabo-socota hadalkii iyo raali-galintii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe kaa jeediyay Shirkii Golaha dhexe Ee UCID Ee Burco Ka dhacay, kuna sheegay in maalinta axadda ah la isku imanayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here