Wafti Uu Hogaminayo Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Ayaa Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka Widh-Widh .

Filed under: Wararka |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Wafti Uu Hogaminayo Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Ayaa Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka Widh-Widh .

Wafti uu hogaaminayo Murashaxa madaxweyne UCID Eng Faysal Cali Waraabe isla markaana uu wehelinayay Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Mudane Maxamed Xaaji Aadan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Deegaanka Widh-widh .
Waxaana Deegaanka Widh-widh waftigan ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Khaatumo Prof Cali Khaliif, Wasiirka amniga Khaatumo Mudane Kayse, Madax dhaqameed iyo odayaasha Deegaankaasi .
Ujeedada socdaalkan la xidhiidha Dardar galinta hawlaha wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo oo meel fiican maraya .

 

 

 

?

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *