![](https://www.xisbigaucid.com/wp-content/uploads/2020/12/Screenshot_20201224-115759_Gallery-840x465.jpg)
Burco (Ucid-Media Group)”Wacyi-galinta Ha Lagu Dadaalo, Reer Togdheerow Is Diinwaangaliya..,” Gudoomiye ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid Saed Omar (Siciid-ucid).
Guddoomiye Siciid, Wuxuu khudbad ka jeediyay, Xafladda Dib U Furista Diinwaangalinta Cod-bixiyaasha ee Gobolka Togdheer oo maanta Burco Ka Dhacday.