Home Wararka “Waan Macasalaameenayaa KULMIYE, Waxaan Soo Galay Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ee UCID..,”...

“Waan Macasalaameenayaa KULMIYE, Waxaan Soo Galay Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ee UCID..,” Murashax Cali Xaamud Jibriil.

15
0

Boorama ( Ucid-Media Group)”Waan Macasalaameenayaa KULMIYE, Waxaan Soo Galay Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ee UCID..,” Murashax Cali Xaamud Jibriil.

Siyaasi Cali Xaamud Jibriil oo xilal Wasiirnimo kasoo qabtay Xukuumadihii Kulmiye, ayaa maanta kamid ahaa Masuuliyiin Miisaan leh oo maanta ku soo biiray UCID, Sidoo kale waa Murashax U Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Gobolka Awdal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here