Home Wararka Shir ay Isugu Yimaadeen Masuulinta Maamulka Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer...

Shir ay Isugu Yimaadeen Masuulinta Maamulka Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Ayaa Lagu Lafo Gurey Dardar Gelinta Hawlaha Xisbiga Ee Gobolka.

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Shir ay Isugu Yimaadeen Masuulinta Maamulka Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Ayaa Lagu Lafo Gurey Dardar Gelinta Hawlaha Xisbiga Ee Gobolka.

Shirkan Oo saaka ka qabsoomay xarunta Xisbiga UCID ee gobolka Togdheer , isla markaana ay ka soo qaybgaleen masuuliyiinta kala duwan ee heer gobol Iyo heer degmo ayaa lagu lafo gurey hawlaha culus Ee hor yaal Iyo sidii doorosho uga qabsoomi lahayd dalka.

Shirkan oo ku soo dhamaaday is af garad iyo jawi aad u degan ayaa waxa laysla qaatay in Xisbiga hor yaalaan howlo aad u baaxad weyn Iyo in ay lagama maarmaan tahay in dalka ka qabsoomaan doorashooyinka golayaasha deegaanka Iyo wakiiladuba , Iyo sidii loo dardar galin lahaa hawlaha xisbiga……..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here