Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Shahaado Sharaf Ku...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Taliyaha Dab Damiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili.

14
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Uu Wehelinayeen Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Iyo Xogayaha Gaarka Ee Guddoomiye Faysal Mohammed Galool Ayaa Booqday Xarunta Guud Ee Taliska Ciidanka Dab Damiska Somaliland Isla Markaana Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Taliyaha Dab Damiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here