
Berbera ( UCID-MediaGroup) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Oo Ay Weheliyaan Xubno kamid ah Hogaanka Xisbiga Ucid ayaa Booqday, Madaarka Berbera Oo Dib u dhis balaadhan lagu Sameeyay Iyo Xarunta Dab-dhalinta ee Berbera.
Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa kulamo la qaadanayay Dhalinyarada iyo qeybaha bulshada ee ku dhaqan Gobolkaas.
FG: Noomay Suurtagalin In Aanu Muuqaal Ka Duubno Madaarka.


