Home Wararka Axmed Xaaji Cali Caynabo oo ka mid ah Murashaxiinta Golaha deeganadka Ee...

Axmed Xaaji Cali Caynabo oo ka mid ah Murashaxiinta Golaha deeganadka Ee Degmadda Ucid.

14
0

Axmed Xaaji.Cali Caynabo oo ka mid ah Murashaxiinta Golaha deeganadka Ee Degmadda Berbera ayaa shalay magalada berbera ugu sameeyay Hadhimo sharafeed Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Xubno Ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga Ucid iyo Halwadeenada gobolla Saaxil ee Xisbiga Ucid.

Hafhimo sharafeedkan loo sameyay Masuuliyiinta Xisbiga Ucid ayaa waxa kasoo qayb galay cuqaal, salaadiin dhaliyaro,xubno kamid ah haweeenka xisbiga ucid, iyo taageerayaal miisaan leh..

Ugu danbayn guddoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Xuseen ayaa isna dhankiisa uga mahad celiyay musharax Axmed X Cali Caynabo sida milgaha leh ee uu maamusay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here