Home Wararka Sawirro: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin...

Sawirro: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin sare oo ka tirsan Xisbiga UCID, ayaa maanta ka qeyb-galay, Xaflad qado-sharaf ah oo ay Murashaxiinta Prof Cali Saleebaan Maxamuud oo u taagan doorashada Golaha Wakiilada Iyo Murashax Dr C.salaan Cali Muuse ay u sameeyeen qaar kamid ah taageerayaashooda.

14
0

Burco(UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin sare oo ka tirsan Xisbiga UCID, ayaa maanta ka qeyb-galay, Xaflad qado-sharaf ah oo ay Murashaxiinta Prof Cali Saleebaan Maxamuud oo u taagan doorashada Golaha Wakiilada Iyo Murashax Dr C.salaan Cali Muuse ay u sameeyeen qaar kamid ah taageerayaashooda.

Munaasibaddan ayaa ahayd mid balaadhan oo isugu jirtay Qado-sharaf iyo xaflad, waxaana soo buux-dhaafiyay taageeryaala, sidoo kale, waxaa ku sugnaa madasha madax-dhaqameed Miisaan leh, waxaanay dhamaantood taageero mug leh u muujiyeen labada Murashax.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here