Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan Madaxda Xisbiga...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan Madaxda Xisbiga ee Heer-qaran iyo Heer-gobol ee Togdheer, ayaa Booqday xarunta agoomaha ee Magaalada Burco.

16
0

Burco (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan Madaxda Xisbiga ee Heer-qaran iyo Heer-gobol ee Togdheer, ayaa Booqday xarunta agoomaha ee Magaalada Burco.

Xaruntan ayaa waxaa ka socotay Diinwaan-galinta Caruurta agoonta ah ee Xaruntaasi.

Waxaa xaruntan gacanta ku haysa, Hay’adda samafalka ee Khadiija Foundation.

Bashiir Xamari oo kamid ah Masuuliyiinta gacanta ku haysa Xaruntaasi, ayaa faahfaahinaya hawsha ka socota Xaruntan iyo macluumaad kale oo ku saabsan xaruntan.

Guddoomiye Faysal ayaa halkaas kalmado mahad-naq ka jeediyay, waxaanu dul istaagay qiimaha iyo ajarka ku jira xanaanayta iyo daryeelka Agoomaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here