Home Wararka SAWIRRO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo...

SAWIRRO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa maanta Magaalada Burco kaga qeyb-galay xafladda shaacinta murashaxiinta kala ah:- Murashax Abdi Saleebaan Jaamac(Abdi-kiniin), oo u taagan doorashada golaha wakiilada, Murashax C.raxman Axmed Cali oo u taagan doorashada golaha deegaanka Burco, Murashax Faysal Maxamed Faarax oo u taagan Doorashada Golaha Deegaanka Iyo Murashax Yuusuf Ismaaciil Warsame oo u taagan doorashada golaha wakiilada.

20
0

Burco (Ucid-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa maanta Magaalada Burco kaga qeyb-galay xafladda shaacinta murashaxiinta kala ah:- Murashax Abdi Saleebaan Jaamac(Abdi-kiniin), oo u taagan doorashada golaha wakiilada, Murashax C.raxman Axmed Cali oo u taagan doorashada golaha deegaanka Burco, Murashax Faysal Maxamed Faarax oo u taagan Doorashada Golaha Deegaanka Iyo Murashax Yuusuf Ismaaciil Warsame oo u taagan doorashada golaha wakiilada.

Hoolka xaflada ayaa aad u cammirnaa, waxaana ku sugnaa Madax-dhaqameed, Odayaal, waxgarad iyo Taageerayaal Buux-dhaafiyay hoolka xafladdu ka socotay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here