Home Wararka SAWIRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb-galay Xafladda Qalin-Jabinta Ee Ardayda Jaamaca...

SAWIRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb-galay Xafladda Qalin-Jabinta Ee Ardayda Jaamaca Hope Faraceeda Borama.

20
0

SAWIRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb-galay Xafladda Qalin-Jabinta Ee Ardayda Jaamaca Hope Faraceeda Borama.

Hargeysa (UCID-Media Group) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb-galay Xafladda qalin-jabinta Jaamacadda Hope faraceeda Borama.
Waxaana xafladdan ku qalin-jabinayay dufcadii afraad ee jaamacadaas ka baxda, iyagoo dhamaystay culuun kala duwan, kana baxay kulliyado dhawr ah.
Gudoomiyaha ayaa farxadda la qeyb-saday, isla markaana bogaadiyay ardayda qalin-jabisay, isagoo allena uga baryay in alle ku anfaco cilmiga ay barteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here