Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Xuseen oo yidhi “saddexd Goleba...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Xuseen oo yidhi “saddexd Goleba waynnu is dhaafinaynaa”

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen oo gallabta dalka dib ugu soo laabtay ayaa yidhi,

“Waxaannu Ka Hortagnay Qorshe Soomaalida oo Dhan Itoobiya lagu Hoos-geynayo.””Bisha December wixii ka danbeeya haddii aan maayero laysla ogol yahay la samaynin waxannu kasoo saarraynaa innaan cashuur la bixin, waxa cashuur loo bixiyaa ma jirto waa yaq yaqsi, maxaa laggu qabtaa cashuurta lagga qaado islaanta miskiinta ah ee subax walba la dul taagan yahay,

Saddexda Golleba waxay ku fadhiyaan sharci darro, January hadday ka bixi waayaan waxaannu kicinaynaa siddii ciraaq iyo lubnaan ka dhacday waddooyinka ayaannu istaagaynaa,  saddexdaba waannu is dhaafinaynaa” balanteenu  waa “#Miidaan_Al_Taxriir”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here