Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UCID ayaa saaka ka qeyb-galay Xaflad balaadhan oo lagu shaacinayay Murashax Guuleed Maxamed Ismaaciil

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UCID ayaa saaka ka qeyb-galay Xaflad balaadhan oo lagu shaacinayay Murashax Guuleed Maxamed Ismaaciil oo u taagan doorashada golaha Deegaanka Casimada Hargeisa .

Xafladdan Shaacinta Murashax Guuleed Maxamed ismaaciil ayaa ka dhacday Mango Garden Hotel Hargeisa, Waxaana ka soo qeyb-galay Madax dhaqameed, Odayaal Aqoonyahan, dhalinyaro iyo taageerayaal kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here