Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada Gabilay.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa (UCID-Media Group)

Sawirro: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada Gabilay.

Waxaanu Gudoomiyuhu ka qeyb-galay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu shaacinayay 9-Murashax Oo u taagan Doorooshooyinka isku sidkan ee Wakiilada iyo Deegaanka.

Xafladan ayaa ka dhacday mid kamid ah Garoomada Kubadda ee Gabilay, waxaana buux-dhaafiyay taageerataasha Murashaxiintan iyo madax dhaqameed-ka Deegaannada ay kasoo jeedaan Murashaxiintani.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *