Home Wararka Qado-Sharaf Lagu Soo Dhaweeyay Fanaanka Caanka Ah Ee C.Jibaar Al Khaliiji Oo...

Qado-Sharaf Lagu Soo Dhaweeyay Fanaanka Caanka Ah Ee C.Jibaar Al Khaliiji Oo Maanta Ka Dhacday Hargaysa Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb-Galay .

12
0

Qado-Sharaf Lagu Soo Dhaweeyay Fanaanka Caanka Ah Ee C.Jibaar Al Khaliiji Oo Maanta Ka Dhacday Hargaysa Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb-Galay .

 

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb-galay Kulan qado-sharaf ah oo lagu soo dhaweenayay Fanaanka Caanka Ah Ee C/jibaar Al Khaliiji .
Qado-sharaftan ayaaa sidoo kale waxaa ku sugnaa qaar ka mid ah haldoor-ka fanka Somaliland oo uu ka mid ahaa Guodomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Abwaan Laab-saalax iyo Fanaaniin isugu jiraa Musishinno iyo fanaaniin gayiga somaalida caan ka ah .
Ujeedada qado-sharaftan ayaa ahayd mid lagu soo dhaweenayay Fanaanka C.jibaar Al Khaliiji .

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here