Home Wararka Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID...

Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 03/04/2016 :

17
0

Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 03/04/2016 :image-908e087c1feb7970b250342eea19914d7bcce625b643d39a210882e9f96e080f-V

London (UCID-Media Group) Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan taageerayaasha Xisbiga UCID Iyo jaaliyada Somaliland ee ku nool cariga ingriiska (UK) in la qabandoono xaflad lagu soo dhaweynayo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID ee dhawaan xisbigu magacaabay Mudane Yusuf Ibraahim Googooye Habeenka Axada ee bishu tahay 03/04/2016 saacada 19:30 pm ilaa 23:00 pm caweysnimo.

Haddaba taageerayaasha xisbiga UCID iyo jaaliyada Somaliland ee wadanka Ingriiska waxaa lagu war-gelinaya in ay ka soo qayb galaan xaflada soo dhaweynta Xoghayaha guud ee xiosbiga UCID Mudane Yusuf Ibraahim Googooye wakhtigana Dhowraan.

Goobtu waa:- 110 mile end road E 4UN Orange Restaurant East Lodon

Xaafada Tower Hamlet

Wixii Faahfaahin Ah Ka Xidhiidh Guddida qaban Qaabada.

Idiris Ahmed Mobile 07495278002

Ifrah Baaruud Mobile 07984940133

Hamze Mohammed Mobile 07847575635

Balanteenu waa in wakhtiga la dhowro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here