Home Wararka Ogaysiis Muhiim Oo Ku Socda Laanta UK Ee Xisbiga UCID .

Ogaysiis Muhiim Oo Ku Socda Laanta UK Ee Xisbiga UCID .

19
0

og

OGAYSIIS MUHIIMA DHAMMAAN REER UK

UJ: XAFLADADA SOO DHAWEYNTA MAGACAABIDA GUDOOMIYAHA 3AAD EE UCID: Muddane Siciid Omer ( Siciid UCID).

Xafalad balaadhan oo uu ka soo qayb gelidoono Musharaha Madaxweynaha UCID ahna Gudoomiyaha Xisbiga, Muddane Faysal Cali Waraabe ayaa ka dhici doonta 18 December 2016 London.

Xalada waxaa lagu taageerayaa xubnihii xilalka loogu magacaabay Shir weynihii aan caadiga ahayn ee Xisbiga ee dhawaan lagu qabtay Hargeysa oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha seddexaad ee Xisbigu, Muddane Saciid UCID.

Haddaba xafladaa waxaa qaban doona DAIMOND HUTEEL (142 THE BROADWAY, WEST EALING, LONDON W13 0TL) maalinta Axada ee 18ka December 2016.

Xafaladu waxay bilaanmaysaa 7:00 PM – 12:00 ( 19:00 : 24:00).

Haddaba waxaan dhamaan xubnaha sharafta leh ee UCID UK iyo taageerayaasha Xisbigaba ku adkaynayaa in ay si fiican uga soo qaybgalaan xafladda wakhtigana ilaaliyaan.

 

Wabilaahi Tawfiiq
Ifrah Baruud
07984940133
Gudoomiyaha UK

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here