Home Wararka Musharax Siciid Cabdismad Cudhay Oo Ka Tirsan Xisbiga Ucid Oo Hadhimo Sharafeed...

Musharax Siciid Cabdismad Cudhay Oo Ka Tirsan Xisbiga Ucid Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Saxafiyiintii Qaadacay Shirkii Solja.

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Murashax Siciid Cabdisamad Cudhay oo ay weheliyaan Xoghayaha warfaafinta Xisbiga Ucid Yusuf Kayse Guuxaa iyo Xogahayaha xidhiidhka Gobolada ee #UCID Abdiqani Ibrahim Salaf ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay Dhalinyarada ka hawlgala saxaafada somaliland..

Hadaba hadaladii dardaaranka, talada, Waanada iyo hogatusaalaynta ahaa ee Madasha la is waydaarsaday oo Maqal iyo Muuqaal halkan ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here