Home Wararka Musharax Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga Ucid Prof Axmed Ahmed Muse Abyan Oo Si...

Musharax Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga Ucid Prof Axmed Ahmed Muse Abyan Oo Si Qotodheer dheer uga hadlay Muhiimada Diiwaangelinta

12
0

Laascaanood ( UCID-Media Group) Musharax Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga Ucid Prof Axmed Ahmed Muse Abyan Oo Si Qotodheer dheer uga hadlay Muhiimada Diiwaangelinta

“Diiwaangelinta bilow ilaa dhamaad cida ka faa’idaysaa waa inaga dadweynaha gobolka sool Waxa aad talol ka gaadhaysaa oo go’aan ku yeelansaa mustaqbalkaaga iyo noloshaada cidii qaabayn lahayd,cidii hagi lahayd Cidii maamuli lahayd..,” Murashax Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Ucid Prof Axmed Ahmed Muse Abyan.

Prof Abyan, Wuxuu khudbad ka jeediyay, Xafladda Dib U Furista Diinwaangalinta Cod-bixiyaasha ee Gobolka Sool oo Laascaanood ka Dhacday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here