Home Wararka Murashax Ahna Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay...

Murashax Ahna Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Deegaanka Uu Kasoo Jeedo Murashaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga UCID Ee Uu Dooranayo Iyo Sababta Ay U Midoobi Waayeen Labada Xisbi Mucaarad Ee WADDANI Iyo UCID

13
0

Screenshot_20170123-045729
Hargeysa(UCID-Media Group )Murashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay deegaanka uu kasoo jeedo murashaxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga UCID ee uu dooran doono iyo waliba sababaha ay u midoobi waayeen labada xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID.

Sidoo kalena waxa uu ka hadlay qorshaha ugu meel yaala hadii uu murashax Muuse Biixi diido in doorashada dib loo dhigo muddo Lix bilood taas oo ay labada xisbi mucaarad u gudbiyeen guddiga komishanka doorashooyinka qaranka.

Screenshot_20170123-045803

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here