Home Wararka Daawo Murashaxa Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Oo...

Daawo Murashaxa Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Oo Faahfaahiyey Muddada Dib Loo Dhigey Doorashada Madaxtooyada Somaliland Iyo Wakhtiga Ay Qabsoomayso Doorashadu

22
0

Daawo Murashaxa Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Oo Faahfaahiyey Muddada Dib Loo Dhigey Doorashada Madaxtooyada Somaliland Iyo Wakhtiga Ay Qabsoomayso Doorashadu

 Screenshot_20170125-123032

Hargeysa(UCID-Media Group ) Murashaxa Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen ayaa ka hadlay ujeeddada kulan ay maanta fooda isku dareen madaxwaynaha Somaliland,guddiga doorashooyinka qaranka iyo Guddoomiyeyaasha saddexda xisbi qaran ee UCID, WADDANI Iyo KULMIYE

Waxaana uu murashax Faysal Cali waraabe ka dhawaajiyey wakhtiga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada madaxtooyada Somaliland iyo waliba mudada dib loo dhigay doorashada.

 Screenshot_20170125-123032

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here