Munaasibad Lagu Shaaciyey Musharax Farxaan Maxamed Cumar Oo U Tartamaya Golaha Wakiilada Gobolka-Togdheer Oo Burco Lagu Qabtay

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Munaasibad Lagu Shaaciyey Musharax Farxaan Maxamed Cumar Oo U Tartamaya Golaha Wakiilada Gobolka-Togdheer Oo Burco Lagu Qabtay.

Burco (Ucid-Media Group) Munaasibad-balaadhan oo bilan ayaa xalay magaalada Burco loogu wan-qalay, Murashaxnimada Farxaan Maxamed Cumar oo u taagan doorashada golaha Wakiilada, kana sharraxan Xisbiga UCID.

Xafladdan ayaa ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaana soo buux-dhaafiyay taageerayaal tiro-badan.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *