Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta magaalada Gabiley kaga qeyb-galay xafladda shaacinta Murashaxiinta kala ah, Murashax Aadan Daa’uud Axmed oo u taagan doorashada Golaha Wakiilada Iyo Murashax Garyaqaan Caydaruus Muxumed

18
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta magaalada Gabiley kaga qeyb-galay xafladda shaacinta Murashaxiinta kala ah, Murashax Aadan Daa’uud Axmed oo u taagan doorashada Golaha Wakiilada Iyo Murashax Garyaqaan Caydaruus Muxumed oo u taagan doorashada golaha deegaanka Degmada Gabilay.

Waftiga gudoomiyaha ayaa si balaaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada Gabilay.

Munaasibadaasina waxay ku soo dhamaatay jawwi degen oo farxadeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here