Home Wararka Munaasibad ballaadhan oo lagu shaacinayey murashaxnimada Cabdiraxman Maxamuud Xasan iyo Mustafe Cismaan...

Munaasibad ballaadhan oo lagu shaacinayey murashaxnimada Cabdiraxman Maxamuud Xasan iyo Mustafe Cismaan Magaalo ayaa xalay lagu qabtay Sultan Hotel Berbera.

12
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Munaasibad ballaadhan oo lagu shaacinayey murashaxnimada Cabdiraxman Maxamuud Xasan iyo Mustafe Cismaan Magaalo ayaa xalay lagu qabtay Sultan Hotel Berbera.

Munasibaddan oo ay ka so qayb-galeen hogaanka sare ee xisbig UCID, salaadiin, Cuqaal Aqoonyahan iyo guud ahaanba hawenka iyo dhalinayarada beelweynta Cabdalla Cabdulle.

Munasibaddan ayaa loogu duceeyey murashaxinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilada Berbera ayay murashixiintuna ku so bandhigayaan qorshayaashoda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here