Home Wararka Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Xafiis Ka Furtay Magaalada Bloomington Ee Gobolka Minnesota.

Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Xafiis Ka Furtay Magaalada Bloomington Ee Gobolka Minnesota.

18
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga Mucaaradka ah ee Xisbiga Ucidoo xafiis cusub oo muhiim ah oo qayb laxaad leh ka qaadan doona dardar-gelinta hawlaha balaadhinta iyo dib u dhiska Xisbiga Ucid ka furtay Degmada Bloomington Ee Gobolka Minnesota, halkaas oo uu xisbigu ugu talo-galay inay qayb ka noqoto goobaha halbawlaha u noqon doona hawlaha Xisbiga Ucid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here