“Marna Suurtagal Ma Aha In Aanu Ka Tanaasulo Musharaxnimadayadii..,” Sidaa Waxaa Ku Adkaystay Oo Iska Daba Maray hadalka Labada Musharrax Ee Muddada 26-ka Maalmood Ku Xidhnaa Xaq darrada Ee Murashax Raage Ahmed Yuusuf oo u taagan doorashada golaha wakiilada Gobolka Maroodi jeex Iyo Murashax Maxamuud Axmed Jaamac Dhadoon oo u taagan doorashada golaha deegaanka caasimada Hargeysa.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa (UCID-Media Group)”Marna Suurtagal Ma Aha In Aanu Ka Tanaasulo Musharaxnimadayadii..,” Sidaa Waxaa Ku Adkaystay Oo Iska Daba Maray hadalka Labada Musharrax Ee Muddada 26-ka Maalmood Ku Xidhnaa Xaq darrada Ee Murashax Raage Ahmed Yuusuf oo u taagan doorashada golaha wakiilada Gobolka Maroodi jeex Iyo Murashax Maxamuud Axmed Jaamac Dhadoon oo u taagan doorashada golaha deegaanka caasimada Hargeysa.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *