Home Wararka Madaxwaynahu Isagu Ha Iska Bilaabo Ku Dhaqanka Dastuurka.. Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee...

Madaxwaynahu Isagu Ha Iska Bilaabo Ku Dhaqanka Dastuurka.. Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID Oo Madaxwaynaha Farta Ugu Fiiqay………

13
0

Madaxwaynahu Isagu Ha Iska Bilaabo Ku Dhaqanka Dastuurka.. Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID Oo Madaxwaynaha Farta Ugu Fiiqay………

Hargeysa (UCID-Media Group):- Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga UCID Maxamuud Cali Saleebaan #Ramaax ayaa waxaa uu  si adag u dhaliilay golayaasha deeganka dalka oo uu sheegay in maanta uu muddo xileedkoodu kaga eeg yahay isla markaana waxaa uu ku sifeeyey in ay sharci daro ku fadhiyaan maanta waxii ka danbeeya.

Xogahaye Ramaax ayaa waxaa uu shacabka Somaliland ugu baaqay in aaney bixinin wax cashuur ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here