Home Wararka “Dawladda Jabuuti Waxay Soo Maleegtay Shirqool Lagu Kala Qeybinayo Umadda Somaliland…,” Xog-hayaha...

“Dawladda Jabuuti Waxay Soo Maleegtay Shirqool Lagu Kala Qeybinayo Umadda Somaliland…,” Xog-hayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga Ucid Mudane Mahamud Ramaax

14
0

Xisbiga UCID ayaa duulaan ku tilmaamay arrinta la xidhiidha ganacsade Axmed Cismaan Geelle, oo xukuumadda Jabuuti doonayso in ay dacwad kaga furto Maxkamadaha Somaliland.

” Jabuuti waxa ay la mid tahay takartii Maroodiga isku dultaagtay ee tidhi waan duulayaa ee i ogow, Somaliland waa Maroodi Jabuutina waa Takar, waxa aannu leenahay kuma ogin” Ramaax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here