Home Video Lacagtani waaa teeni, Ra’isal Wasaare Rooble-na wuu Mahadsanyahay” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Lacagtani waaa teeni, Ra’isal Wasaare Rooble-na wuu Mahadsanyahay” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

21
0
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

Lacagtani waaa teeni, Ra’isal Wasaare Rooble-na wuu Mahadsanyahay” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Hargeysa (UCID-Media Group)

“Lacagtani waa teeni, waanu mahadsanyahay Ra’isal Wasaare Rooble maadaama uu inoo soo daaayay, lacagaha kale ee xanibanna ha inoo soo daayo”

“Waa in la diinwaangaliyo dadkii waxyeelladu soo gaadhay, iyadoo laga talo-galinayo guddiyadii suuqaas, si aan cid kale u soo dhex galin”

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo warbaahinta kula hadlay Xarunta guud ee Xisbiga ayaa ka hadlay qodobo kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here