Home Wararka Kulan lagu dardar-galinayo Hawlaha Xisbiga Ee Gobolka Togdheer, ayaa maanta ka dhacay...

Kulan lagu dardar-galinayo Hawlaha Xisbiga Ee Gobolka Togdheer, ayaa maanta ka dhacay Xarunta Xisbiga UCID ee Burco.

22
0

Burco (UCID-Media Group) Kulan lagu dardar-galinayo Hawlaha Xisbiga Ee Gobolka Togdheer, ayaa maanta ka dhacay Xarunta Xisbiga UCID ee Burco.

Waxaanu kulankani uu ahaa is xog-waraysi iyo isbarasho dhex martay Hogaan-ka cusub ee Gobolka dhawaan loo magacaabay iyo masuuliyiintii hore ee xilka sii hayay.

Kulan-kan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Xog-haya Guud ee Xisbiga Axmed Xirsi Ducaale iyo xog-hayaha Duulista Ee xisbiga Bashiir-xamari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here