Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay In...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay In Qaadka Iyo Duulimaadyada La Joojiyo

12
0

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay In Qaadka Iyo Duulimaadyada La Joojiyo

Hargeysa (UCID-Media Group) Waa inaynu feejignaan dheeraad ah ka yeelano waana in laba mid uun la yeelaa in la joojiyo gebi ahaanba duulimaadyada dalka soo galaya oo aynu xidhno Xuduudaha ama dadka soo gelaya dalka in afar iyo toban cisho la karantiimeeyo……..

“Ficilku Yaanu Ina Sii Qaadin oo xanuun Inoo soo Xambaarin”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here