Home Wararka Khudbad Dhamaystiran:- “Maanta Waa Maalin-wayn Oo Xundhurtii Hargaysi isku Xisbi Noqotay..,” Guddoomiye...

Khudbad Dhamaystiran:- “Maanta Waa Maalin-wayn Oo Xundhurtii Hargaysi isku Xisbi Noqotay..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

16
0

Hargeysa (UCID-Media Group)

Khudbad Dhamaystiran:- “Maanta Waa Maalin-wayn Oo Xundhurtii Hargaysi isku Xisbi Noqotay..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

“Riximkii iyo Wixii Laysku ahaa ayaa Lumay’ Hadii aanay Hargeysa’ Burco Iyo Ceerigaabo Is ogolaan Dee Sida Qaranka Somaliland Laguma Dhisi Karo’ anigu Masalaha Hargeysa ayaan Deganahay Biyaan u Baahanahay waxa la yidhi Waqooyi ayaa loo Leexiyey’ waar Waqooyi Miyaanu Dadkayagii Deganayn ‘ Bankii Qoolcaday ayaa la Diiday In La Xidho’ Wershadii Sibidhka ayaa la diiday jn la Kiciyao’ Bal ma umad aan waxba wada yeelan karayn oo Is ogolayn ayaa Qaran wada Yeelan Karta ..”

waxa sida Yidhi Guddo. Faysal Cali Waraabe

“Illaahay meel Ayuu ina Wada Dejiyey Waynu Iswada Dhalay’ Waynu iswada Dhalay’ Hadana Isma Aaminayno ‘ Waar hadii aan Lays Aaminin Umad iyo Qarantoona La Noqon Maayo…”

Ayuu Inta sii Raaciyey hadalkiisa Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here