Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, Oo sheegay In Hargeysa Lagu xidhay laba Musharax Oo Ucid Ka Tirsan.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, Oo sheegay In Hargeysa Lagu xidhay laba Musharax Oo Ucid Ka Tirsan.

“Madaxweynuhu Wuxuu Lahaa Ha La Dhawro Xuquuqda Murashaxiinta, Haddana Shalay Wuxuu Xidhay Laba Murashax…” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *