Home Wararka “ Innagu Waxaynu Leenahay Marjac Loo Noqdo Oo Ah 1960-Kii, Waa In...

“ Innagu Waxaynu Leenahay Marjac Loo Noqdo Oo Ah 1960-Kii, Waa In La Eega Lix-Da Goobod Ma Boorama Ayay Ka Tirsanayd Mise Hargaysa, Muranka Ka Taagan Lixda Goobood Waa In La Dhameeyaa, Si Aynu Uga Bax-No Muranka Gudaheena Oo Aynu U Galno Muranka Shisheeyaheena ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Lixda Goobood .

11
0

faysaaaaa

“ Anigu Kulmiye Waan La Tartamayaa, Ee Horta Kulmiye Ma Ihi, Waxaanan Jecelahay In Aan Ka Badiyo ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

“Kulmiye Oo Aan Jirin, UCID Oo Aan Jirin Ayaan Somaliland U Shaqeen Jiray, Ilaa 1992-Kii, Dadaalka Somaliland Galiyay Nin Galiyay Ma Jiro, Dalkana Waxaan U Imid In Aan Caruurteena Qaran U Sameeyo, Marka Waxaan Leeyahay Ha Igu Habsaamina ..” Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here