Home Wararka In Farmaajo Hargeysa Yimaadaa Waa Inagu Sharaf Dhac Waxa La Aqbali Karina...

In Farmaajo Hargeysa Yimaadaa Waa Inagu Sharaf Dhac Waxa La Aqbali Karina Ma aha

12
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Arintaasi waa markii Labaad Ee Ay Inagu Ah Sharaf Daro In Iska Daa Cid Kale E   In Farmaajo Oo Aad Ogtay  Wuxuu Dhibaato Iyo Dibin Daabyo Damcay Inuu Ina Gaadhsiiyo  Xoolihii Oo Uu Damcay In Uu Inaga Joojiyo, Jabhadaha Uu Inagu Kiciyey Ee Tukaraq  Uu   Yidhaa Waxaan Imanayaa Hargeysa Oo Ina Haweystaba  Ma Ahayn……
Waxaanay Taasi Muujinaysaa Kala Daciifnimadeena, Daadsanaanteen Iyo Hogaan Xumadeen Ayey Taasi Ka Markhaati Kacaysaa……
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here