Home Wararka Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Oo Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaa Shacbiga...

Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Oo Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaa Shacbiga Somaliland Meel Kasta Oo Ay Joogaan Gudo Iyo Debedba Iyo Guud Ahaanba Shucuubta Islaamka, Munaasibadda Ciida Barakaysan,Ee Ciidal Fidriga Awgeed ,

14
0

Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid Oo Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirayaa Shacbiga Somaliland Meel Kasta Oo Ay Joogaan Gudo Iyo Debedba Iyo Guud Ahaanba Shucuubta Islaamka, Munaasibadda Ciida Barakaysan,Ee Ciidal Fidriga Awgeed ,
image

Hargaysa(UCID-Media Group)- Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Iyo Hogaanka Xisbiga UCID, Guddida    Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay ay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacbiga Somaliland (meel kasta oo ay joogaan gudo iyo debedba), iyo guud ahaanba Shucuubta Islaamka, munaasibadda Ciida Barakaysan, ee Ciidal Fidriga awgeed.
Xisbiga UCID isagoo shacbiga la wadaagaya farxadda ciidda waxa uu illaahay ka baryayaa in uu Alle inaga yeelo inta uu ka Aqbalo cibaadadii iyo soonkii ay soo gudteen bishii barakaysnayd ee ramadaan.

Xisbiga UCID wuxuu Alle ka baryayaa in Eebe inaga yeelo kuwa  uu naarta kagga xorreeyo. Ee uu ugu dambi dhaafo Ee uu ugu naxariisto fadliga bisha ramadaan.
Xisbiga UCId waxa uu shacbiga somalilanad u rajeeyay inay sannadka sanadkiisa ku gaadhaan bash-bash, Barwaaqo, Nabad-gelyo iyo qarannimo lagu reeyo. Aamiin Aamiin

UCID-Media Group
Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here