Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Deeqo Gaadhsiiyay Xarunta Agoomaha Iyo Dhakhtarka Wayn Ee Hargaysa + Sawiro

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Xisbiga UCID ayaa maanta Deeqo kala duwan gaadhsiiyay xarunta agoomaha Hargaysa iyo Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargaysa, qeybta dhimirka .

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga ayaa Deeqdaasi ku wareejiyay xarumaha kala duwan .

Deeqdan ayaa waxaa ay isugu jiray Xoolo nool iyo Dharkii Ciida .

 

fa1 fa2 fa3 fa4

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *