Home Wararka {Halkan Ka Daawo}Barnaamujka Milicsiga Siyaasiga Ee Tv ga Universal Oo Waraysi Xasaasi...

{Halkan Ka Daawo}Barnaamujka Milicsiga Siyaasiga Ee Tv ga Universal Oo Waraysi Xasaasi Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Lagula Yeeshay Guddoomiyaha 3aad Ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Guray

16
0

{Halkan Ka Daawo}Barnaamujka Milicsiga Siyaasiga Ee Tv ga Universal Oo Waraysi Xasaasi Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Lagula Yeeshay Guddoomiyaha 3aad Ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali GurayScreenshot_2016-01-31-15-53-13-1

Hargeysa (UCID-Media Group):-Xeerka yaa ku eedleh anigu waxaan qabaa qofka shakhsiga koowaad ee eedaa lihi waa  Guddoomiyaha golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro, Sababta Uu U yeelanayaana waa labadayaduba mucaarid baanu nahay dawladana waanu ka soo hor jeednaa, haddaan beri yeelo Cabdiraxmaan Cirro oo aan ka beriyeelo eedaas kow iyo tobbanka sanos oo dhacaysay wakiilada  oo aan idhaa beri buu ka yey Cabdiraxmaan Cirro, Waxaan Ku qasbanay oo caddaaladu i faraysaa in aan idhaahdo Axmed Siiraanyona wuxuu beri ka yey wixii qalad dhacay…………..Screenshot_2016-01-31-15-51-07-1cali_gurey_8978
Warkaas oo Dhan Hoos Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here