Home Wararka Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Khubad...

Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Khubad Xasaasi Ah Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Ka Jeediyey Xafladii Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Yuusuf Ibraahim Jaamac (Googooye)

15
0

Halkan Ka Daawo  Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Khubad Xasaasi Ah Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo  Uu Ka Jeediyey Xafladii Soo Dhaweynta  Xoghayaha  Guud Ee  Xisbiga UCID Yuusuf  Ibraahim Jaamac (Googooye)Screenshot_2016-04-23-00-12-11-1-1

London(UCID-Media Group) Xigabiga UICD ayaa toddobaadkii hore xaflad  baalaadhan oo soo dhaweyn ah u sameeyey Xoghayaha Guud ee UCID ee uu dhawaanta magacaaby Guddoomiyaha Xisbiga UCID. Xafladan ayaa Guddoomiye Faysal Waxa uu Ka Jeediyey Khudbada Xasaasi Ah Oo dhinacyo badan taabanaysa

Guddoomiyaha  Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Waxa uu Khudbadiisa ku soo qaaday dhacdooyin Xanuun badan oo ay u Cuskadeen Hakinta Diiwaangalinta. waxa kale oo ka sheekeeye marxalado badan oo Somaliland Soo martay oo uu u soo joogay iyo halka ay maanta mareyo  waxaanu sheegay in ay maanta ugu darantay oo dad xisbiga hadda soo galay ay isu tisayaan in ay isaga uga lexlojeclo badan yihiin.

 

“Maantuun baa iigu daran, waligaye imaysoo marin waxa ay lee yihiin xisbiguu burburinayaa, ma wax aad arageen nin wixiisa burburaya…ma wax aad aragteen nin shalayto yimid oo  leh xisbiguu inaga burburinayaa, waar shalaytuu noo yimi…… iyo Muuse ayuu dhisayaa.. ragaa aan wada magacaabay waa dadki Muuse ma ogtahay….kaan xeradiisa ka guranayo ayey leeyihiin Muuse ayuu dhisayaa……ana waxaan islee yahay biluu Muuse kugu soo toosaa oo waan ka baqaa markaa…..”

Halkan Ka Daawo Khudbada Oo Dhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here