Home Wararka Halkan Ka Daawo Dhoolatuskii Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Xafladii Daah-furka Diiwaangalinta...

Halkan Ka Daawo Dhoolatuskii Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Xafladii Daah-furka Diiwaangalinta Gobolka Awdal + Sawiro + Video

16
0

Halkan Ka Daawo  Dhoolatuskii Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ee Xafladii Daah-furka Diiwaangalinta Gobolka Awdal + Sawiro + Video
Borama (UCID-Media Group) :- Xafladii Daahfurka Diwaangalinta Gobolka AWDAL ee Maanta ka dhacday Boorama oo uu Xisbiga Ucid Ka Sameeyay Dhoollu tus ka dib markii Bulshada Borama u muujiyeen Taageero Mug leh .
Masuuliyiinta Ucid ayaa markii ay soo galeen Hoolkii xafladda waxaa is qabsaday Sacab xoogan iyo soo dhaween laxaad leh taas oo yaab iyo u qaadan-waa ku ridday labada xisbi ee kale .
Intaasi ka dib Masuuliyiinta Xisbiga Ucid  waxa ay xarunta  xisbiga ee magaalada Boorama ku qabteen  shir  jaraa’id .

Shirkan jaraa’id ayaa guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee xisbiga UCID Mujaajid Cali Gurey ku shaaciyay in Xisbiga UCID uu shirkiisi Golaha Dhexe ku qabsan Doono Magaalada Boorama .
Waxaanay Noqonaysa markii ugu horeesay ee uu Xisbiga Ucid uu Shirkiisa Golaha Dhexe ku qabsado Magaalada Boorama .

imageimageimageimageimageimageimageimageimageimage

UCID-Media Group

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here