“Hadaynu Xaalada Fadhi-gaab Hakin Kari-weynay Sidaynu Qaran U Dhisi-karnaa ..” Guddoomiye Faysal Cali Warabe




Hargeysa (UCID-Media Group) “Waa nasiib-darro, in dhiigga shacabka dhaqaale laga doono….!!
Hadaynu Xaaladda Fadhigaab aynu Hagaajin kari-waynay, sidee qaran ku dhisi-karnaa…”
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Hadda Warbaahinta La Hadlay Ayaa Si Qotodheer Uga Hadlay Xaalada Dalku Maanta Ku Jiro.
Share this: