Home Wararka Deegaanku waxa uu tebayaa doorkii dowlada Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane...

Deegaanku waxa uu tebayaa doorkii dowlada Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Ahmed Hersi

14
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Axmed Xirsi Ducaale oo u waramayey tv ga sahan ayaa sheegay in deegaankan dagaaladu Ku soo noqnoqonayaan uu tebayo doorkii Iyo masuuliyadii dowladnimo iyo hayadihii u xilsaarnaa amniga iyo sirdoonka si looga hortago fal-dambieed dhici lahaa, Baylahdu waa gaabiska dawlada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here